Logo
NAVIGATION
Islamic Links
Videos
Isdiwaan gali
Asc Walaal si'aad isu diwaangaliso waxa aad u baahan tahay inaad buuxiso form-kan hoos ku qoran ka dib taabo button-ka SUBMIT, waaxa kuu soo bixi doona qoraal cadaynaya inaad is diwaan galisay.
Intaas waxii ka dambeeya Machadka ayaa kula soo xiriiri sida uugu dhakhsaha badan aad ayaa u mahadsan tahay.

STUDENT REGISTRATION FORM














Photo Galley
Farriinta Macallinka
Macallinku waa waalidka labaad ee ilmaha sidaa awgeed waxa ka saaran masuuliyad aad u balaaran dhowrista iyo toosinta ardayga.

Sidaa awgeed macallimiinta imamubukhaari waxay mar kasta diyaar u yihiin toosinta iyo tayeynta ardayga ay wax barayaan, waxaanay markasta jecel yihiin wanaaga iyo horumarka ardaygooda.

Fariinta macallinka ee maanta ee uu halkan idiinku soo gudbinayaa waa dhammaan ardayda waxaanu uugu bushaaraynaynaa inay fudud tahay sida wax loo barto oo kaliya qofka looga baahna yahay inuu dadaalo illaahayna kaashato.