Logo
NAVIGATION
Islamic Links
Videos
CASHARADA
Machadka caalamiga ah ee imamubukhaari waxa uu kuu diyaariyay casharo tayo sare leh.
Waxaad ka helaysaa machadka imamubukhaari dhammaan madooyinka hoos ku qoran:
  • Xifdiga Quraanka Kariimka.
  • Akhriska Quraanka.
  • Tafsiirka Quraanka.
  • Tajwiidka Quraanka.
  • Axaadiista Rasuulka (SCW).
  • Siirada Rasuulka.
  • Afka Carabiga.
  • Akhriska iyo Qorista Carabiga.
  • Naxwaha Afka Carabiga.
  • Culuumta Axkaamta.
Machadka imamubukhaari waxa uu kuu balan qaadayaa inuu ku diyaariyay casharo tayo sare leh.
Photo Galley
Farriinta Macallinka
Macallinku waa waalidka labaad ee ilmaha sidaa awgeed waxa ka saaran masuuliyad aad u balaaran dhowrista iyo toosinta ardayga.

Sidaa awgeed macallimiinta imamubukhaari waxay mar kasta diyaar u yihiin toosinta iyo tayeynta ardayga ay wax barayaan, waxaanay markasta jecel yihiin wanaaga iyo horumarka ardaygooda.

Fariinta macallinka ee maanta ee uu halkan idiinku soo gudbinayaa waa dhammaan ardayda waxaanu uugu bushaaraynaynaa inay fudud tahay sida wax loo barto oo kaliya qofka looga baahna yahay inuu dadaalo illaahayna kaashato.