Macallinku waa waalidka labaad ee ilmaha sidaa awgeed waxa ka saaran masuuliyad aad u balaaran dhowrista iyo toosinta ardayga.
Sidaa awgeed macallimiinta imamubukhaari waxay mar kasta diyaar u yihiin toosinta iyo tayeynta ardayga ay wax barayaan, waxaanay markasta jecel yihiin wanaaga iyo horumarka ardaygooda.
Fariinta macallinka ee maanta ee uu halkan idiinku soo gudbinayaa waa dhammaan ardayda waxaanu uugu bushaaraynaynaa inay fudud tahay sida wax loo barto oo kaliya qofka looga baahna yahay inuu dadaalo illaahayna kaashato.
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
NAVIGATION
Islamic Links
Videos
|
Ogaysiis
1- هل تريد أن تحفظ كتاب الله وأنت في بيتك؟
2- هل تريد أن تتعلم سنة نبيك وأنت في بيتك؟ 3- هل تريد أن تتكلم لقة العربية وأنت في بيتك؟ 4- علم أولادك علوم دينهم وهم في بيتهم. 5- برنامج ناجح مجرب 6- محاضرات وكلمات ومواعظ.
Barnaamijkani waa barnaamij hir galay oo hore loo tijaabiyay
Himilada Machadka
1.In loo noqdo qabsashada kitaabka iyo sunnada iyadoo loo fahmayo siday u fahmeen salafkii ummadu
2.In loo socdo la dagaalanka jahliga iyo in la xasiliyo cilmiga sharciga ha. 3.In laga dhiso umada islaamka ah caqiidada saxda ah. 4.In laga saxo umada bayska hoose si aanay hadhaw ugu noqonin Caqabad. Shuruudaha Machadka
Shuruudaha laga rabo ardayga waxa ka midda:
1.Ardaygu waa inuu ilaaliyo wakhtiga xiisadaha. 2.Ardaygu haddii uu hawl yeesho ama uu mashquul noqdo waa inuu machadka maamulkiisa la soo socodsiiyo. 3.Ardayga waxa ka mabnuuc ah dhammaan waxii uu ku mashquuli karo inta uu casharku socdo sida TV-ga, Mobiles-ka iyo Internet-ka. 4.Ardaygu waa inuu ilaaliyo ama dhawro dhammaan shuruucda uu machadku leeyahay. |
Photo Galley
|





